Maraykanka: ” Waxaan xoojinaynaa garabka aan DF ku siino dagaalka argagixisada”

Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay la murugooneyso shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed oo maanta u baroordiiqaya xuska 14-kii Oktoobar 2017 oo ku beegan sanad guuradii 3aad ee qaraxii Zoope Qoraal ay soo saartay Safaaradu ayay ku sheegtay in dowaladda Mareykanka la xanuunsaneyso qoysaska dadkii qaraxaasi lagu laayay isla markaana ay ku garab taagan tahay … Continue reading Maraykanka: ” Waxaan xoojinaynaa garabka aan DF ku siino dagaalka argagixisada”